Jaamacadda Gollis University faraceeda Bossaso ayaa qaadanaysa fasalo cusub sanad waxbarasheedka 2024-2025 ,
dhammaan ardayda iyo bulshada somaliyeed ee danaynaysa waxay jaamacaddu ku wargelinaysa in is diiwangekintu socoto ,
jaamacaddu kulliyadaha ay ardayda u hayso waxaa ka mida :-
🔰 FACULTY OF HEALTH SCIENCE
☑️Department Of Health Officer
☑️Department Of public health
☑️Department Of Nursing
☑️Department Of Nutrition
☑️Department Of Midwifery
☑️Department Of Laboratory
🔰 FACULTY OF COMPUTER SCIENCE
☑️Department Of Software Engineering
☑️Department Of ICT
🔰 FACULTY OF BUSINESS ECONMICS & SOCIAL SIENCE
☑️Department of Development Studies
☑️Department of Accounting
☑️Department of Management
☑️Department of Economics
☑️Department of HRM
Jaamacada gollis oo looga bartay waxbarasho tayeyasan iyo shahaado caalami ah una diyaarisay ardayda deegaan ku haboon barashada kulliyadaha kala duwan ee ay jaamacaddu bixiso sida labs casri ah ,
Hadaba si aad isu diiwaangeliso waxaad booqankartaa campuska jaamacada ee kasoo horjeedka xarunta dandor .
ama isu diiwangeli qaab online ah 👉 shorturl.at/J2pgs
wixii faahfaahin ah kala xiriir 906 663 330
Email : Registrar@gub.so / info@gub.so
address : https://shorturl.at/Hf3Aj